Banaan baxyo rabshada wata oo dib uga curtay Itoobiya iyo Mareykanka oo ka walaacsan

Gobolo kamid ah dalka Itoobiya waxaa mar kale dib uga bilowday banaan baxyo rabshada wata oo looga soo horjeedo dowlada, waxaaba banaan baxyadan lasoo sheegayaa in ay ka dhasheen khasaaro kala duwan. Banaan baxyada xoogooda ayaa ka dhacay labo gobol oo kamid ah dalka Itoobiya kuna xoogan yihiin Mucaaradka, waxaana la xiray wadooyin kuyaala goboladaasi … Continue reading Banaan baxyo rabshada wata oo dib uga curtay Itoobiya iyo Mareykanka oo ka walaacsan